DEG DEG ABDI ILEY OO HOTEL LAGU WEERARAY IYO UJEEDADA SAFARKIISA OO QAYB WAYN LAGA OGAADAY IYO AMXAAR KU WEERARAY (VIDEO DAAWO)

DEG DEG ABDI ILEY OO HOTEL LAGU WEERARAY IYO UJEEDADA SAFARKIISA OO QAYB WAYN LAGA OGAADAY IYO AMXAAR KU WEERARAY (VIDEO DAAWO)

Abdi iley oo waayahan safarkiisa ujeedkiisa aad loo fahmi lahaa ayaa waxaa soo cadaanaysa makriga iyo khiyaanada uu u tagay marka laga tago caafimaad darada haysa ee uu caafimaadka dartii ugu badashay dhakhtarkiisii dalka marayka.

 

Abdi iley ayaa waxaa safarkiisan kamid ah ujeedadiisa in uu dadyoow aan wax ka dhexeeya isaga jirin uu intuu lacago siiyo dhaho i weerara oo igu mudaharaada si dadka sida dhabta ah uga soo horjeeda aysan meelo muhiim ah sida safaarada dalkeena ethiopia aysan ugu mudaharaadin hadaba waxaa kamid ah wax yaabaha uu sameeyay isaga oo lagarano u jeedooyinka uu ka leeyahay in uu nin amxaar ah lacag siiyay kadibna yiri isoo werar si hadhaw aan ugu beer laxawsado dawlada dhexe in xaataa aan kabixi la ahay ethiopiada kale hadaan meelahaa ku noolaan lahaa ama xilka la iga qaado

Waxaa kale oo uu uga dan leeyahay in uu EPRDF uga dhaadhiciyo in uu soo weeraray amxaar qirinjit ah taasna ay ugu beerlaxawdaan oo uu halkaa wax ka dayo iley oo waligiiba ka fakara sida uu u samayn lahaa kolba mashruuc uu ku sii haysto dadka uu dhibay ayaa waxaa safarkiisa si hor dhac ah uga soo baxaya arrimahan walow aan filayno tabo kale oo uu jili doono

Video gan ayaan sharaxaynaa anagoo hoos idiinsoo galin doona .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*