habaarkaqaawane

CABDI ILEY OO LAGUWADO IN LAGA GO’AAN GAADHO MAAL MAHA FOODA INAGU SOOHAYO.

Shacabka DDSI ayaa maal mahan u dhagtagayo in ay helaan maalin labaad oo ciid ah kadib markii ay soo baxeen warar sheegayo in Cabdi Iley la eryahayo.

 

Guud ahaan shacabka DDSI ayaa u dhagtaagayo in kulan yeeshan Gudigga Fulinta ee XDSHSI oo ka kooban 15 xubnood kuwaas oo wakhti xaadirkan u kala jaban laba garab, garabka kasoo horjeedo Cabdi Iley ayaa tira ahaan gaadhayo 9 xubnood halka garabka Cabdi Ileyna ay gaadhayaan ilaa 6 xubnood.

 

Xubnaha kasoo horjeedo Cabdi Iley ayaa waxaa hogaaminayo Gudoomiyaha XDSHSI Maxamed rashiid Isaaq iyi xubno kale oo saamayn wayn kuleh Deegaanka.

 

Arinkan oo ahaa mid soo jiitamayay labadii todobaad ee u dambaysay ayaa loobalamay marka ay ciida inaga baxdo taas oo keentay in uu Cabdi Iley ku calaacalo in uu sinabad ah xilka uga taggo oo aana lajiijiidin.

 

Siwalbooy ahaataba dhagaha shacabka DDSI waxa ay sugaanba waa warkii farxadda badnaa ee ay u soo samrahayeen todobadii sano ee u dambaysayba.

 

Degaanka.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*