tacsi

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ALLAHA HAA U NAXARIISTO MARXUUM CABDI ADAR AXMED.

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun ilaahay haa u naxariisto Cabdi Adar Axmed oo xalay ku geeriyooday magaaladda Jigjiga ee xarunta DDSI.

 

Allaha haa u naxriistee Cabdi Adar Axmed ayaa ahaa qoraa aad looga yaqaanay DDSI iyo guud ahaanba  Geeska Afrika.

 

Maamulka iyo shaqaalaha Shabakadda degankasi.com waxaa ay ka tacsiyadaynayaan Geeridda ku timid qoyskii iyo qaraabadii uu ka taggay marxuumka iyo guud ahaanba shacabkii uu kabaxay ee DDSI.

 

Degankasi.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*