SHABAKADDA DEGANKASI.COM OO MARKALE HAWADA DIB UGU SOOLAABATAY.

Shabakadda degankasi.com waxay dhamaan akhristayaasheeda ka raali galinaysaa mudadii gaabnayd ee ay hawada ka maqnayd.

 

Waxaan idiin balan qaadaynaa in aan dib u bilaabi doono wararkii xiisaha badnaa ee aad nooga barateen anagga oo  idiin soo gudbin doono wararkii ugu dambeeyay ee DDSI.

Degankasi.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*