FB_IMG_1444048847038

DEG DEG: RAYSAL WASAARE HALIMARIM OO LADHAARIYAY & ABADULA GAMADA OO DIB LOODOORTAY.

Waxaa Hadda ladhaariyay Raysal wasaaraha Dalka Ato Halimarim Desalin oo shanta sano oo soo socoto xilkaasi hayn doono.

Raysal wasaare Halimarim oo ah Gudoomiyaha Ururka EPRDF ayaa lagu waday in xilkaasi loo dhaariyo taas oo maanta hirgashay.

 

waxaa sidoo kale uu Golaha Doortay Afhayeenka Golaha Shacabka oo dib loogu doortay siyaasiga rugcadaagga ah ee Abadula Gamada oo kasoo jeedo qowmiyadda Oromada Xilkana horay u hayay.

 

waxaa wali hoolka baarlamaanka ee xaafada sidhid kiiloo kasocdo kulanka baarlamaanka oo ay kasoo bixi doonaan go’aanada wadanka lagu hogaamin lahaa 5ta sano ee soo socoto iyo cidii Hogaamin lahayd intuba.

 

Degaanka.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*