download (3)

DEG DEG: CABDI ILEY OO MADLUUM AH OO GALABTA DIB UGU SOOLAABTAY MAGAALADDA JIGJIGA.

wararka ka imanaya magaaladda Jigjiga ayaa soo sheeggaya in uu galabta halkaasi soogaadhay Cabdi Iley oo wajigiisa ka muuqato murugo iyo tiiraanyo kadib markii uu waji gabax xooggan kala soo kulmay magaaladda addis ababa oo uu kusugnaa dhowrkii maal mood ee u dambaysayba.

 

Cabdi Iley ayaa maal mahanba u joogay magaaladda addis ababa la tacaaliida xaaladaga siyaasadeed ee kusoo kordhay hasa haatee arinkaasi waa uu ku guuldaraystay.

 

soolaabashadda cabdi Iley ayaa macna gaar ah usii yeelaysa xaaladda xasaasigga ah ee ka taagan magaaladda jigjiga oo maal mihii dambe la ciir ciiraysay khilaafka ka dhex curtay gudigiisa fulinta iyo cadaadis xooggan ee ka imanaya dawladda dhexe intuba.

 

kala soco shabakadda degaanka xaaladda xasaasigga ah ee ka taagan DDSI iyo xaaladda murugsan ee Cabdi Iley intuba.

 

degaanka.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*