images

SHAQAALAHA DAWLADDA “CABDI ILEY OO SAFAR KASOO GALAY SHIRKIISII CARAATANKA AHAANA AAN NOOQABANIN TOLOW WAXA HAYSTA WAYNAA”!!!!

Shaqaalaha DDSI oo noqday bartimaameedka ugu wayn ee Cabdi iley ayaa ah kuwo maalin walba la xidho waxaana uu Cabdi Iley uu cadow u arkay aqoonyahanka Deegaanka maadaama ay yihiin cida kaliya ee fahmi karta dhibaatadda shacabka uu kuhayo Cabdi Iley, hadaba shaqaalaha dawladda oo aqoon fiican u leh dhaqamadda guracan ee Cabdi iley ayaa maal mahan waayay qodob kamid ah qodabadii ay ku yaqaaneen oo ahaa marka uu safar kasoo galo in uu shir ugu qabto Hoolak Sayidka kadibna uu ku caraatamo waxayna maal mahani ku shaah cabayaan shaqaalaha” warninkii cabdi iley ahaa oo safar kayimid shirna aan nooqabanin uu ku caraatamo tolow waxa haysta waynaa?
images
waana hadal haynta ugu badan shaqaalaha Dawladda waana markii koobaad oo mudo 5 habeen ah oo isku xigta uu Cabdi Iley Jigjiga Joogo shir caraatan ahna aan laqabanin tan iyo intii Cabdi Iley siyaasadda Guracan lagaga horyimid waxayna shaqaalaha aaminsanyihiin in ay sabab jirto walow fikiro kala duwan is dhaafsanayaan oo sababtaasi laxidhiidha.

Cabdi Iley ayaa bilihii u dambeeyay wakhtigiisa ugu badan kulumiya af lagaado & caytan isagga oo aan ilaa hadda 3 maalin oo isku xigta aan xafiiskiisa galin waxayna taasi daliil u tahay dagaalka ay shacabka wadaan ee isagga ka dhanka ah in uu wali taaganyahay oo aan lagu kala adkaanin walow ay Guusha iyo libintuba ay shacabka ku dambayn doonto.

Degankasi.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*