image-1427834651670-V-1

QAYO OO AMAR DEG DEG AH LAGUSIIYAY IN UU KEENO MADAXA DHAWR QOF OO KAMID AH MUCAARADKA KU SUGAN ADDIS ABABA iyo xogkusaabsan

General qayo oo ah kusimaha komoshinka policeka ddsi ayaa waxa uu caan ku yahay fulaynimo iyo ilaahay oo Ka qariyay in uu janan wadankiisa jooga oo sharciga ilaalin kara in uu noqdo

Genaral qayo ayaa waayadan waxa uu shaqo ka dhigtay in uu kolba orad ku tago addis ababa isaga oo ina ilay uu ku amro in dad halkaas kasoo qab qabto sida la wada ogsoon yahayna uu dad dhawr qof ah ka afduubay magaalada addis ababa

Qayo ayaa maalin dhawayd orad lagaga saaray magaalada addis ababa kadib markii uu shaqadii nabadgalyada ee la rabay in uu qabto uu ka door biday fulaynimo uu ina ilay ka baqayo darteed in uu addis ababa isku er eryadaan wiilal yar yar oo uu cabdi u soo diray

image-1427834651670-V-1
Hadaba maadaama la soo rogay sharci ah in aan magaalada caasimada dalka ah laga qaban karin cid aysan ogayn dawlada dhexe iyo addis ababa police ayaa qayo oo aad ay macrifo u yihiin policeka addis ayaa waxuu si hoose oo sharciga ka baxsan lacago u siiyay rag ka tirsan policeka addis ragaas oo loo keeno waraaqo danbi beenaad ku yaal kadibna saas dadka ula qabta

Raga hada nala soo gaadhsiiyay in ay addis u tageen hawlahan ayaa waxaa kamid ah

Qayo oo ah gadhawadeenka hawsha isagoo shaqadiisii fulaynimo uga yimid iyo in uu raali galiyo kaligii taliyaha cabdi mingisti

Farxaan (faruur) oo isagana maadaama uu ku danbeeyay waayadan danbe addis laga rabo in uu noqdo mangadh marii.

Faysal oo ah askari baadhe ah ahna ninka foojariyeeya warqadaha waaranta soona diyaariya daganna xalaal hotel oo halkaas waraaqaha loogu soo aadiyo

Col: Cumar farey oo isagana ku jooga dhekhtar ayaan u jooga adis lakin aysan ahayn ee isna ku jira shaqadan.

Tima jilic oo ah nin aad uga dhex tuugsada bole mechael ayaa naloogu sheegay oo isagana loo adeegsado garashada wajiyada dadka la rabo maadaama u qof walba ku bartay shaxaadka

Nin isagana naloogu sheegay magaciisa mohamed abdi oo reer bole ah

Raga kala shaqeeya policeka addis waxaa ugu muhiimsan MASFIN iyo DANEIL oo ah askar addis police maraja kamid ah iyo laba nin oo ay saaxiibo yihiin

Gaadhiga ay wataan ayaa naloogu sheegay nokiisa AA CODE 3 00683 CARASIDA YAR

Warbixintan oo aan ka helnay dhinaca qayo ayaa waxaan soo dhamaystiraynaa qaabka ay hawlgalka ugu jiraan

digniin

Abdi ilay ayaa kadib marka uu arkay in uu qul qulay waxa uu go’aan ku gaadhay in rag badan oo kusugan adis ababa ilaahayoow laba habaynna may noqotee kol un faraha laga soo galiyo si uu dhawr jeer gidhibka u galiyo

Dhinaca kale waxaa la sheegayaa in ay maal.mahan qolyaha mucaaradka xaqlayasha ah ee ka dhiidhiyay dulmiga ilay ay aad ugu soo bateen xaafada somalidu ka dagto addis ababa ee bole mechael taas oo la garan la’yahay meesha ayso laga leeyahay.

Waxaana un aad isu daba maraya gawaadhida ay kala wataan qolyahan is raad sanaya

degankasi.com

3 comments

  1. Bahda degaanka.com waxaad leedihiin sirdoon casri ah. waxey dad badan galabta ku sheekeysanayaan sida cajiibka ah ee aad u soo hesheen intaas oo xog ah oo waliba wada xaqiiqo ah. Waxaad dharbaaxo ku dhufateen oo aan dhihi karnaa waad fashiliseen qorshayaashi guracnaa ee ina Iley. Dowlad baad tihiin shacabkana waa idin taageersan yahay adinka iyo kooxda isbadal doonka ah.

    Guul!

  2. aniga oo ah timojilic LH. bole mika.el. waxaan kusheegayaa master.writer:inaad kala garanweydey caydii iyo ammaantii horta aan ku horeeyee qof walbaa waxa waajib muqaddas ah inuu waddankiisa ushaqeeyo.taasi waa waajibka qof kasta oo waddani ah aniguna waxaan ahay mid waajibkaasi saaranyahay waana xaq inaa shaqadayda gutaa xaar walwaalyahay tuug ma ihi ubbona ma ahi

  3. Uumada beent

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*