bash degan

JAALIYADII INGIRIISKA OO KU GACANSAYDHAY KOOXDA ABDI ILEY IYO HANJABAAD IYO CABAAD UU LASOO FADHIISTAY gudoomiyaha jaaliyada( daawo vedio adaa yaabi!!!!)

kooxda abdi ilay ayaa waxaa u qorshays nayd in ay soo maraan ingiriiska si ay halkaas maalmo ugu nagaadaan hadaba maxaa qabsaday
kasokow u yeedhida dawlada dhexe ee deg dega ah waxa uu ka walaacay in ay karaacdo lama arag cariga ingiriiska kadib markii jaaliyadii UK inteedii badnayd ay ka biya diideen siyaasada guracan ee ku dhisan jahliga iyo qabyaalada ee ilay wato. taas isagoo ka wal walsan ayuu ilay maalmo kahor uga baaqday in uu tago UK.

hadaba shabakada degaanka ayaa waxay soo heshay cadeyn vedio ah gudoomiyihii jaaliya oo afka furtay sheegayana in uu dadkii xataa albaabada ku garaacay wax soo raacay iyo wax u imaanayaana midna uusan jirin isagoo sidoo kale iloobay in uu joogo wadan xor ah oo dadka u hanjabay sidii isagoo jooga xeryihii ina ilay midood.
jaaliyada ayaa u sheegtay in aysan diidanayn Ethiopian nimadooda ee ay diidan yihiin ina ilay ninkan kaligii taliyaha ah ee dhibay shacabkii DDSI.
shacabka DDSI ee ku dhaqan cariga ingiriiska ayaa aad ula yaabay hadalada calaacalka iyo hanjabaada isugu jira
hadaba akhriste daawo sida uu u cabaadayo gudoomiyaha jaaliyadu.

degaanka.com

3 comments

  1. Ka warama kanoo kililka jooga oo madax ah maxaad ka malaysan lahayd ?!!!
    Ka sii daran hadduu shaalaqe liyuu police ah yahay ama kaliya liyuu police!!
    Sawiro kannoo Gudoomiye degmo ah baadiyaha iyo balad kay dooniba ha ahaatee intuu dad layn lahaa u cago juglayn lahaa
    Ninka maanta isagoo ingriiska jooga sidaas u hadlaya ee bulshada u hanjabaya illaahay qaadirsanaa war waxaa iigu daran kuwa uu lahadlayo ma hoolkii jigjigay fadhiyaan cajiib
    Cimrigaaga oo raagaa saana waa ku tusaa….
    shabakada degaanka aad ayaad umhadsan tihiin

  2. haye adiga oo joogana maxad keeni lahayd bal sheeg ma mooda inuu wax soo wado. qoraal waxba ,masheego ee Acion la imo fadhi ku dirir bad tahaye

  3. ninkan onlf qoranaya wxn layabanahay isba mamoodaa inuu qori wato misna dagalamayo adeer adba fadhi bad fadhidaye adeer naftirkada fadhiiso xornimaan doonaynaa gooni istaag bn rabnaaa doqon talo loo dhiibey wxy doontey rabta adeer dunidsa wax laqaybso jaaahil qori loodhiibey baad tahaye damacaaduna inaad ogaadenia 27 sano gadaal ucelisaaan baad doonaysan wax barta kadibna dadkada aayahooooda kafikir in dowlad la iska noqdad moodi be bright mind hadalkeyga sheek xuman igama aha lkn markaad ledahay action ba lo hanyahay ma dadkan laynaaaaaaa ka fikir matadad iyo dhalinta inaga danbeyso thanks degankasi.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*