Warar

CABDI ILEY OO MAANTA C.CAZIZ NEED KA ERYAY XARUNTA DHEXE XDSHSI IYO KHILAAFKII OO CIRKA ISKU SII SHAREERAY.

Waxaa maal mihii u dambeeyay magaaladda jigjiga ka taagnaa xaalad adag kadib markii uu khilaaf xoogan soo kala dhex galay xubnaha Gudigga fulinta ee XDSHSI kaas oo laba garab u kala jabay maal mihii u dambeeyayna isu mindiya lisanayay.   Hadaba Cabdi Iley oo dagaalka aaminsanaa in garabka kasoo horjeedo uu horboodayay Cabdicasiis Need madaxii xarunta dhexe ee XDSHSI ayaa ...

Read More »

DHAMAAN MUSLIMIINTA CIID MUBAARAK.

IMG_2950180405917

Shabakadda degaanka.com waxay u hambalyaynaysaa dhamaan muslimiinta caalamka meelwalba oo ay joogaan gaar ahaan kuwa Itoobiya khaasatan kuwa DDSI oo xiligani marxalad adag kujiro.     Dhamaantiin Ciid mubaarak ilahay   ciidan ciideeda nabaq,barwaaqo iyo farxad haa inagu gaadhsiiyo  aamiin.   Degankasi.com

Read More »

MAXAY TAHAY U JEEDADA UU CABDI ILEY BARTILMAAMEEDKA UGA DHIGTAY MADAXWAYNE KU XIGEENKII HORE EE DDSI CABDULAAHI ITOOBIYA.

Cabdi Iley ayaa dadaal badan galiyay in uu mar un xabsigga dhigo madaxwayne kuxigeenkii hore ee DDSI Mudane C.laahi Yuusuf Weerar(c.laahi Itoobiya) si uu ugu saariyo dambiyo badan oo uu Cabdi Iley Galey kuwaas oo u badnaa xasuuq shacab. Hadaba u jeedada uu Cabdi Iley xooga u saaray in uu soo afduubto Cabdulaahi Itoobiya ayaa ah in uu isagga dusha ...

Read More »

DAWLADDA JABUUTI OO MADAXWAYNE KUXIGEENKII HORE EE DDSI MUDANE C.LAAHI YUUSUF WEERAR U GACAN GALISAY CABDI ILEY.

Dawaladda tabarta yar ee Djabuuti ayaa Cabdi Iley u soo gacan galisay Madaxwayne ku xigeenkii hore ee DDSI Mudane C.laahi Yuusuf Weerar oo todobaadyadii u dambeeyayba ku sugnaa magaaladda Jabuuti ee Xarunta Dalka Jabuuti.   Koox katirsan Police-ka dalka Jabuuti ayaa ugu horayntii Gacanta ku dhiggay Mudane Weerar iyagga oo ugu dambayntiina keenay xadka uu Deegaanka lawadaago Dalka Jabuuti halkaas ...

Read More »

ITOOBIYA OO SHEEGTAY IN DABAGAL LAGU SAMEYNAYO MADAXDA DAWLADA EE MUSUQA LAGU TUHMA

ADDIS ABABA – Ra’isulwasaare ku-xigeenka Itoobiya, Debretsion Gebremachael, ayaa sheegay in dawladu baadhis ku sameyneyso masuuliyiinta maalqabeenka u noqday si aan sharciga waafaqsaneyn. Masuulka oo ka hadalyey fagaare lagu doodayey ayaa xusay in ay liidnimo tahay in aan weli wax laga qaban maamul-xumada dalka, balse waxa uu dhanka kale sheegay in ay xukuumada ka go’antahay in arrintaas xal loo helo. ...

Read More »

CABDI ILEY OO XABSIGA DHIGAY SARAAKIIL KAMID AH CIIDAMADA LIYUU POLICE-KA.

Cabdi Iley ayaa maalmihii u dambeeyay magaalada jigjiga kawaday shir uu ugu yeedhay qiimayn kaas oo uu u hayay Ciidamada liyuu  Police-ka, u jeedada qiimayntan ayaa ahayd in uu Cabdi Iley xabsiga dhigo shakhsiyaad uu aaminsanyahay in ay ka dhiidhiyeen dhibaatada shacabka lagu hayo ama ka dhaga adeegay in ay fulayaan falal shacabka lagu dhibaataynayay.   Halka wararka kalana ay ...

Read More »

MAXAA DHEX MARAY XAAJI YUUSUF & CABDI ILEY OO AADAN OGAYN.

Siyaasigga Rugcadaaga ah ee Geeska afrika aadka looga qadariyo  Maxamed Yuusuf Xaaji ayaa laba maalin kahor booqasho ku yimid DDSI isagga oo socdaalkiisa ka bilaabay magaalada Jigjiga ee Xarunta Deegaanka halkaas oo uu ku sugnaa Cabdi Iley.   Yuusuf xaaji ayaa socdaalkiisa waxaa ku wehliyay ergayga Urur Gobaleedka IGAD u qaabilsan arimaha soomaaliye Danjire Maxamed Cabdi Afey iyo cali qorane ...

Read More »

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ALLAHA HAA U NAXARIISTO MARXUUM CABDI ADAR AXMED.

tacsi

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun ilaahay haa u naxariisto Cabdi Adar Axmed oo xalay ku geeriyooday magaaladda Jigjiga ee xarunta DDSI.   Allaha haa u naxriistee Cabdi Adar Axmed ayaa ahaa qoraa aad looga yaqaanay DDSI iyo guud ahaanba  Geeska Afrika.   Maamulka iyo shaqaalaha Shabakadda degankasi.com waxaa ay ka tacsiyadaynayaan Geeridda ku timid qoyskii iyo qaraabadii uu ka ...

Read More »

BAARLMAANKA ITOOBIYA OO SHEEGAY IN MACALUULI DALKA KA JIRTO

ADDIS ABABA – Guddi gaar ah oo ka kooban xubno baarlamaanka Itoobiya ah ayaa dhawaan soo maray goobo ka mid ah gobolada ay abaaruhu ku dhufteen. Gudiga ayaa warbxintiisa ku sheegay in ay soo ogaadeen waxyaabo aad looga naxo. Waxaa ay warbxintu sheegtay in ay jiraan caqabado weli hortaagan baranaamijka dawladu ku taakuleyneyso dadka baahan. Waxaayabaha gudigu ka deyriyey waxaa ...

Read More »